Cumar iyo Gaas oo hogaaminaya wafti balaaran,ayaa u anba baxay Bosaso

Goor dhow ayay baxayaan haldoor door ah oo ay hogaaminayaan Cumar iyo Gaas oo kusii jeeda Bosaso si ay qayb uga noqdaan xalinta khilaafka PSF.

Horay,waxaa ugaaray Bosaso Isimadii ay hormuudka u ahaayeen Islaan Bashiir Islaan Cabdille iyo Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan.

Ilaa iyo hada dadaaladu meel wanaagsan ayay marayaan,waxayna labada dhinac muujiyeen dabacsanaan iyo rabitaan ah in xal laga gaaro arinka.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading