Cutubyo ka mid ah Ciidamada Badda PL oo tababar loosoo xiray

Tababar ay iska kaashadeen Dugsiga Tababarada Ciidamada PMPF iyo EUCAP Somaliya,ayaa loo soo xiray Saraakiil iyo Ciidamo ka tirsan Cutubyada Badda ee PMPF, kuwaas oo lagu layliyey:-

1. COAST GUARD FUNCTIONS (Shaqooyinka Tabaha Hawlgallada Badda)

2. COL-RAGs (Barashada Sharciyada Badda)

3. MARPOL (Ka dhawridda Badda iyo Deegaanka Qaashinka iyo Sunta)

4. RADIO COMMUNICATION

5. SEAMANSHIP (Xirfadaha Bad-maaxnimada)

6. NAVIGATION (Jiheeyayaasha Badda)

7. WEATHER (Cimilada)

8. SAFETY at SEA (Bad-qabka Badda)

9. CHART READING ( Akhrinta Halbeegyada)

10. BOAT HANDLING (Cilad Bixinta Doonyaha)


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading