Video:-Cutubyo kale oo ka mid ah Ciidamada Puntland oo gaaray Tukaraq

Wasiiro iyo saraakiil katirsan Puntland ayaa duleedka deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool ku soo dhoweeyey cutubyo katirsan ciidanka difaaca oo ka soo kicitimay deegaamo katirsan gobolada Bari iyo Nugaal,hoos ak daawo muuqaalka.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka

 

 

 

 

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading