Daacish oo lagu weeraray Buuraha Bari Ee Puntland

Shalay Abaaro Duhurkii Tuulo u jirta Balidhidhin 25 Kilomitir dhinaca Dhadaar,ayaa lagu dhuftay 2-Gantaal Maleeshiyada Daacish.

100-ka mid ah Maleeshiyadooda,ayaa lagu dilay,waxaana laga gubay Gaadiid Dagaal oo gaaraya ilaa 7-Gaari.

Haatan,waxaa socda dagaal udhexeeya Labada kooxood ee Nabad diidka ah,waxaana Gacan sareeya kooxda Daacish.

Deegaanada ay ku dirirayaan kooxahan,waxaa ka mid ah……..

1.Dhadaar
2.Dhaban caddo
3.Ceel ileed
4.Baraagaha Il
5.Cameero

Weerarka Gantaallada ah;waxaa fulisay Dowlada Maraykanka.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading