Daahir M. Geelle “Farmaajo taageerayaashiisii buu Garsoorayaal nooga dhigtay” (VIDEO)

Daahir Maxamuud Geelle, Musharixiinta Doorashada Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadlay sababta ay Mucaaradku ku diidan yihiin Guddiyada Doorashooyinka iyo Xalinta khilaafaadka ee DFS iyo qaar kamid ah Dowlad Gobaleedyada taageersan magacaabeen.

“Dowladda in ay Guddi soo magacawday ayadaa awood u leh, laakiin waxaan ku diidnay taageeraasheedi in ay Garsoorayaal nooga dhigtay” ayuu yiri Daahir Maxamuud Geelle.

https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=10158829433541878&id=742346877

Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading