Daahir M. Geelle “Xukuumadda Farmaajo Xeerarka dalka ma Xeeriso”

Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle, ayaa ku eedeeyay Dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Farmaajo ku tumashada Shuruucda dalka.

Daahir Maxamuud Geelle oo qoraal uu uga hadlayo xariga Wariye C/llaahi Kulmiye soo dhigay bartiisa Facebook, ayaa yiri “Xukuumadda Madaxwayne Faramaajo xeerarka dalka ma xeeriso, waxaa jira dhacdooyin tixane ah oo ka dhan ah sharafka dawladnimida iyo xeerarka dalka.”


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading