Video + Sawiro :Ciyaartoyga Puntland oo si Heer sare ah loogu Diyaarshay Ka Qayb galka Tartanka Kismaayo.

Waxaa Soconaya Diyaar Garowgii ugu dambeeyey ee Xulka Kubadda Cagta Puntland si ay uga qayb noqdaan Cayaaraha Dowladd Goboleedyada uga Furmi Doona Magaalada Kismaayo ee Xarunta Jubbaland.

Puntland ayaa koobkii hore ee lagu qabtay muqdisho Kusoo guulaysatay ,waxayna mar kale kooxda puntland doonaysaa inay hanato koobka .

Maalmihii ugu dambeeyey tababarayaasha kooxda qaran ee puntland waxay ciyaartoyda siinayeen tababarkii ugu dambeyey ee diyaargarowga

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAAL LAGA DIYAARIYEY

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading