Daawo garnaqsigii Maxamuud Sayid Ee Farmaajo

“Waxaan rabaa in aan la garnaqsado Madaxweynaha Soomaaliya Walaalkey, ina adeerkay Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.”Ayuu yiri M.Sayid.

Markale,isagoo hadalkiisa sii wata,ayuu yiri.“ Dadka Gobolkaan ku nool iyo bulshada reer Jubbaland xad gudubyada aad u geysatay ee sanadaha socday ee xeerkii dalka iyo dastuurkii aad u dhaaratay ka baxsan naga jooji wey nagu filantahaye.”

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading