Daawo khudbada Madaxweyne Mustafe Ee xarig-jarka Garacad

Madaxweynaha DDS,Mustafe Muxummed Cumar,ayaa ka qeybgalay daahfurka Dekedda Garacad ee Gobolka Mudug Puntland oo lagu dhisay iskutashi shacab, islamarkaasina faa’ido ganacsi oo ballaaran u leh bulshada Itoobiya gaar ahaan Deegaanka Somalida.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading