Daawo Khudbada MW Deni uu kaga hadlay Arimo xasaasiya

MW Deni,waxa uu jeediyay khudbad macno weyn lahayd oo uu ku dul istaagay xaalada Guud ee Wadanka iyo mid gaarka ah ee Puntland….

1.Gudaha PL oo ka hadlay horumarada hirgalay.

2.Doorashada JL oo uu muujiyo garab istaag.

3.Maqaamka Muqdisho oo uu ka hadlay.

4.Doorasho Qof & Cod oo Somaliya ka dhacda.

5.Mapka khaldan ee ay shaacisay W.Batroolka DFS.

6.Shirkii Madasha K&B ee fadhilmay.

Waxaa la oran karaa Khudbadii MW Qaranka,waxaa jeediyay Maanta MW Deni,isagoo la hadlay Guud ahaan Ummada Somaliyed.

 

Halkan ka daawo muuqaalka

 

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading