Daawo Madaxweyne Farmaajo Oo caawaku qabtay shir jaraa’id Villa Somaliya

Madaxweynaha jamhuuriyada Fadaraaliga ah ee Somaliya Maxameed Cabdullaahi Farmaajo,ayaa qabtay caawa shir jaraa’id ku qabtay Villa Somaliya kaasoo uu kaga warbixiyay booqashadsii Puntland iyo Galmudug.

madaxweynaha oo safarkaas ugu magacdaray socdaalkii Nabada ayaa warbixntiisa la wadaagay saxaafada caawa,hoos ak daawo muuqaalka oo faahfaahsan.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading