Daawo Sawirro: Shir u socda Xisbiyadda Siyaasadda Soomaaliya

Waxaa hadda magaalada muqdisho ee caasimada dalka ka soconaya shir ay isugu yimaadeen axsaabta siyaasadeed ee ka aragtida duwan xukuumada hadda jirta.

Shirkan ayaa lagu wadaa in lagaga dhawaaqo isbaheysi siyaasadeed oo cusub, kadib markii ay xukuumada hadda jirtaayi dhamaanba baalmartey nidaamkii dowliga ahaa ee 19kii sano ee ugu danbeeyeey dalka dowladnimadiisa lagusoo dhisayey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading