Jeneral Aadan Cabdi Xaashi,waa Talyaha Ciidamada Difaaca Puntland.
Waa Sarkaalka hogaanka uhaya hawlgalkan sifaynta argagixisada ee guulaystay.
Aadan Cabdi Xaashi,waa Dhulyaqaan iyo Dad yaqaan.
Waa mid ka mid ah Saraakiishii Madaafiicda Goobta SSDF oo la qirsan yahay in uu yahay Saraakiisha Naadirka ah ee Somalida Geeska Africa.
Guusha deg-dega ah ee Puntland gaaraysaa,waa Saraakiisha Aqoonta leh ee Dagaalka kujirta oo Dhulka Geed Geedka iyo Taako Taakada utaqaan.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.