Dab geystay khasaare oo ka kacay Degaanka Jilbas (VIDEO)

Degaan xeebeedka Jilbas ee Degmada Maydh ee Gobalka Sanaag, ayaa waxaa ka kacay dab geystay khasaare, kaas oo sababay gubashada dhir muhiim ah, Dadka degaanka ayaana sheegay in dabkan uu ka dhashay dab ay shideen rag Geel jire ah.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading