Dabeylo ku dhuftay Xeebaha Koonfur Soomaaliya.

Dabeylo ayaa ku dhuftay Xeebaha Koonfurta Soomaaliya qaar kamid ah,
Gaar ahaana Xeebaha magaalada Muqdisho.

Magaalada Muqdisho ayaa la xaqiijinayaa in ay Baddu sare u kacday, Deegaanada ku dhaw Magaalad ee dhanka xeebta ayaa dabeeluhu Ku dhufteen .

Sawirro Xeebaha Muqdisho laga helay ayaa muujinaya Dekadda oo ay Baddu biyo badan kufatahday qeybaha konteenerada la dhigo,

Sidoo kale, Isgaarsiinta Telfoonada ayaan dibadaha laga wici karin.

Dabeylaha Xoogooda ayaa sababay in uu go’o khadkii kaybal-badeedka (Cable Fibre Optic) ee uu soo marayey internet-ka Magaalada Muqdisho iyo Gobollada kale Ee Koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading