Dad lagu laayay Deegaanka Amxaarada Ee Itoobiya

Maamulka Deegaanka Axmaarada ee Itoobiya,ayaa aad uga cabbanaya dad la sheegay in lagu laayay Deegaanka Benishangul Gumuz.

Dablay hubbaysan,ayaa la sheegay in Axmaaro baddan halkaas ku laayeen,isla markaana boqolaal kale kasoo barakaciyay.

Maamulka Benishangul oo arrintan ka hadlay,ayaa arrimaha ku eedeyay dablayda hubbaysan ee Onag Shane iyo waliba kooxda TPLF.

Warbaahinta iyo shacabka Axmaarada,ayaa si addag arrintan uga hadlay. mid kamida maamulka Axmaarada ayaa soo qoray;

“Ma dhici doonto innuu nabbad ku seexdo qof dhiig Axmaarada daadiyay”.

Gobalada Axmarada degto ee deegaanka Benishangul Gumuz sidda Metekel ayay arrimahan marar baddan kusoo noq-noqdeen.

VOSS TV


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading