Dad magaalada Gaalkacyo ugu geeryooday gaajo iyo cuduro. (VIDEO)

Mas’uuliyiinta gobolka Mudug ayaa qaylo dhaan ka soo saaray xaaladda ka taagan gobolka, iyadoo kulan arrintaa la xiriira oo maanta Gaalkacyo ka dhacay uu ku sheegay guddoomiyaha degmada in halkii ugu sarreeysay ay taagantahay saameynta cududarada faafa iyo abaarta.

Duqa Degmada Gaalkacyo Eng. Maxamed ayaa si cad u sheegay dawladda hoose inay maalintii aasto ugu yaraan labo ruux oo gobolka ugu dhimanaya cududarrada iyo gaajo, dadka oo ah kuwa danyarta ah.

Arrinta naxdinta leh ayaa ah in duqa uu sheegay dadka qaar in meydadkooda laga helay bannaanada, waxaa ka mid ah nin xoogsato cadeyle ah iyo haweeney dan yar ah.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading