Dagaal Beeleed sababay Geeri door ah oo ka dhacay Kenya

Ilaa iyo hadda inta la xaqiijiyay ilaa toddoba qof ayaa ku geeriyooday isku dhacyo u dhaxeeyay beelo wada dega ismaamulka Marsabit ee dalka Kenya.

Arrintan waxay ka dhalatay is-qabqabsi la xiriira lahaanshaha dhul daaqsimeed u dhaxeeya Dad xoola dhaqata ah.

Bulshada xoola dhaqata ee Kenya oo ay Soomaaliduna kamid tahay ayaa aad uga walwalsan isku dhacyadani kasoo cusboonaaday dalka Kenya xilli ay soo dhowdahay doorashada guud ee Kenya.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading