Dagaal ka dhex socda Xabsiga weyn ee Muqdisho

Qaraxyo iyo Rasaas,ayaa laga maqlayaa gudaha Xabsiga Dhaxe ee Muqdisho

Rasaasta iyo qaraxyada ayaa ka dhex socota gudaha xabsiga mudo ku dhaw 20 -daqiiqo.

Ilaa iyo hada lama xaqiijin karo xaaladda rasmiga ah ee ka dhex jirta gudaha Xabsiga.

Xabsiga dhexe,ayaa kaabiga ku haya Dekedda Muqdisho.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading