Dagaal markale ka qarxay Degmada Xeeraala ee Gobolka Galgaduud

Ugu yaraan afar qof ayaa ku dhimatay toddoba kalena way ku dhaawacmeen dagaallo mar kale maanta ka dhacay degaanka Xeraale ee Gobolka Galguduud.
 
Dagaalladan ayaa u dhexeeya maleeshiyo degaanka ah iyo kuwo kale oo ka tirsan ururka Ahlu Sunna Wal-Jamaaca.
 
Wararka aanu ka helayno degaanka ayaa tilmaamaya in dagaalku uu ku lug leeyahay siyaasad.
 
 
La soco wararkayaga danbe iyo xaalka dagaalkaas.

Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading