Dagaal xoog leh oo dhexmaray beelaha Mareexaan iyo Habargidir

Ku dhowaad 10 qof ayaa ku geeriyootay dagaal maanta ka dhacay deegaanka Kaxandhaale ee Gobalka Galgaduud.

Wararka ayaa sheegaya in dadka dhintay ay yihiin dhinacyadii uu dagaaalka dhex-maray.

Dagaalka ayaa u dhaxeeyay laba Maleeshiyaad oo kasoo kala jeeda beelaha Mareexaan iyo Habargidir oo wada degan deegaanka,

Wararku waxay intaas ku darayaan in dadka geeriyooday ka sokow ay jiraan dhaawacyo,kuwaas oo lagu sheegay tiradooda in ay gaarayaan ilaa afar qof.

La soco wararka ugu danbeeya ee dagaalkaas idilnews.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading