Dagaalo udhaxeeya Canfarta iyo Somalida Itoobiya oo dib uqarxay

Dagaallo u dhaxeeya Soomaalida iyo Canfarta ayaa dib uga qarxay deegaannada galbeed ee gobolka Sitti ee dalka Itoobiya.

Colaaddan ayaa soo cusboonaatay maalmo kaddib markii hoggaamiyeyaasha labada dhinac ay heshiis ku kala saxiixdeen magaalada Jigjiga.

Goob ay dad barakacayaal ah ku sugan yihiin ayuu ka dhacay dagaalkan ugu dambeeyay.

Waxa uu intaas ku daray in isku dhacaas uu sababay khasaare isugu jira 2 dhimasho iyo 3 dhaawac ah.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading