Wasiirka wasaaradda waxbarashada Puntland Cabdullaah Maxamed Xasan,ayaa maanta booqashadiisi deegaanka Damalla-xagare ee degmada Ceerigaabo sii watay iska kadib iska hor imaad ka dhacay halkaas.

Iska hor’imaadka,ayaa waxaa ka dhashay khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh,kaasoo dhexmaray ciidamo uu watay wasiirku iyo kuwo ka tirsan maamulka Somaliland oo deegaanka soo gaaray.


Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.