Dhagax dhiga Dhismaha Wadada Wadaagsin Ee Gaalkacyo iyo Galdogob

Duqa Degmada Degmada Gaalkacyo Mudane Xasan Maxamed Jamac ayaa wax ka dhagax dhigay Dhismaha Wadada Wadaagsin ee Gacnafale, Gaalkacyo, iyo Galdogob (3D CORRIDOR) oo dayactir lagu wado

Munasabadan oo ay goobjooog ahaayeen Maamulka G.Mudug ugu horeeyo Gudoomiyaha Gobolka Faysal Sheikh Cali, Mamulka Dekada Garacad iyo Shirkada Wadaagsin, Agaasimaha Hay’ada Wadooyinka Puntland (PHA), Ganacsato, Nabadoono iyo marti sharaf kale.

Dhismaha Wadadan ayaa muhiimad wayn u leh isku xirka iyo kobaca dhaqaale ee Ganacsiga Dowlada Puntland iyo Dowladda Eithopia si gaar ah Dekada Garacad oo wax wayn kusoo kordhin doonta Xirirka Ganacsi ee labada bulsho.

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading