DEBRESION: “ADISS ABABA INAAN MAAMULNO MA RABNO,WADA HADAL MARKASTA DIYAAR AYAAN U NAHAY”.

DEBRESION: “ADISS ABABA INAAN MAAMULNO MA RABNO,WADA HADAL MARKASTA DIYAAR AYAAN U NAHAY”.

Hoggaamiyaha kooxda Tplf,Debretsion oo warbaahinta la hadlayay ayaa yidhi:

“Hawshan hadda socota midii hore ee xilligii 1983 way ka duwan tahay,Addiss-Ababa inaan maamulno uma tagayno.Ajandhayaal baddan ayaa hadda na horyaalla,shacabka Tigreegu inay aayahooda ka tashadaan(Referendum), oo ay iyagu go’aanka gaadhan ayaan rabnaa.Wixii dhibaato soo gaadhay in laga xisaabtamo ayaan rabnaa”

“Xoog wax laguma maquunin karo,waan arragnay middaas.Waxkasta awood laguma xallin karo ayaan horay u aaminsanayn,haddana siddoo kale xal siyaasaded in loo baahan yahay ayaan aaminsanahay.Hal maalin xitaa haddii ay Dawladda dhexe u hadhsan tahay,waxaan udiyaarsanahay wadda haddal.”


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading