Deeq-bixiyayaasha Oo shuruudo ku xiray bixinta Dhaqaalaha Doorashada

Safaaradaha Mareykanka, Ingiriiska iyo Norway,ayaa qoraalo ay u direen Ra’iisul Wasaaraha, Madaxweynayaasha Dowladaha xubnaha ka ah Dowlada Fadaraalka,Guddiyda doorashada FEIT iyo SEIT waxay ugu sheegeen si cad indhaqaalaha ku baxaya Doorashada ay ku xiran tahay Laba Sharuudood..

Shuruudaha ay ku xireen bixinta dhaqaalaha ku baxaya doorashada,ayaa kala ah…

1.In qeybta ugu horreysa ee dhaqaalaha ay bixinayaan marka ay muuqato doorashadu inay si habsami ah u socoto, kana bilaabato saddex dowlad goboleed.

2.In lacagaha khidmada Musharaxiinta Xildhibaannada laga qaado lagu soo shubo Bankiga Dhexe.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading