Ra’iisal Wasaaraha Dalka Itoobiya Abiy Ahmed Ali, ayaa sameeyay maanta isku shaandheyn ku wajahan Xukuumaddiisa, xilli uu socdo dagaal culus oo u dhexeeya Dowladda Federaalka Itoobiya iyo Tigreega.
- Demeke Mokenen, Ra’iisal Wasaare ku Xigeenka Dalka, ayaa loo magacaabay Wasiirka Arrimaha Dibada Ethiopia, Kana soo jeeda Qowmiyada Amxaarada.
- Burhanu Jula, Madaxii Howlgalinta Ciidamada Qalabka Sidda ayaa loo Magacaabay, Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sidda.
- Tamasgen Tirahun, Madaxweynihii Deegaanka Amxaarada ayaa loo Magacaabay Agaasimaha Guud ee Haayada Sirdoonka Qaranka (NASS)
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.