Deg-deg:-Agaasimihii ciidamada badda Puntland Oo shil gaari galay goor dhawayd

Waxaa goor dhawayd shil gaari ku galay wadada dheer isku xirta Garowe iyo Bosaso Agaasimihii Ciidamada Badda Puntland Cabdiraxmaan Maxamuud Xaaji Xasan.
 
Shilkan ayaa ka dhacay inta u dhaxaysa Qardho iyo Garowe waxaana dhaawac fudud kasoo gaaray Agaasimaha iyo darawalkiisa.
 
Majirto wax dhimasha ah oo uu sababay shilkan waxaana dhaawaca Agaasimaha iyo darawalkiisa loosoo qaaday magaalada Garowe.
 
Xiliga shilku dhacayo ayuu agaasimuhu kusoo jeeday caasimada Garowe isagoo kasoo kicitimay magaalada Bosaso,waxaana gaari saarnaa isaga iyo darawakiisa oo qura.
 
Kala soco idil news waxii kasoo kordha shilkaas.

Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading