VIDEO: Askar katirsanaa ciidamada DFS oo toogasho lagu fuliyay + Sawirro

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee DFS ayaa xukun dil ah maanta ku fulisay Qaasim Ducaalle Cabdi iyo Xasan Juulle Shaakir, oo kamid ahaa ciidamada Dawladda Soomaaliya, horeyna dilal ugu geystan dad shacab ah.

Qaasi Ducaalle ayaa Dilay Abukar Maxamed Sheikh Nuuraani (Abirimo) oo Alaabta yaryar ee jukaatarada loo yaqaan ku iibin jiray Xamarweyne, halka Xassan Juulle uu isna dilay Cali Taliye Cariif, oo Bajaajle ka ahaa Balcad.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading