DEG-DEG: Baarlamaanka Puntland oo Ansixiyay go’aan ka dhan ah Madaxweyne Deni

Xildhibaanada Golaha Wakiillada Dowladda Puntland ayaa goor-dhaweyd Ansixiyay wax ka bedelka xeer-hoosaadka Golaha, kaas oo dhigaya in Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo Xildhibaanada ay xasaanada ku weyn karaan 44 cod, si kamid ah Madaxweynaha iyo Madaxweyne kuxigeenka.

Go,aanka ay gaareen Baarlamaanka Puntland ayaa imaanaya xilli intii uu xilka hayay Madaxweyne Deni kursiga laga tuuray Guddoomiyihii hore ee Golaha Wakiillada Puntland Cabdixakiin Dhooba-daareed.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading