DEG-DEG: Ciidammo katirsan Dowladda oo Qarax lagula beegsaday Muqdisho

Hal Askari ayaa ku geeryooday, labo kalena waa ay ku dhaawacmeen Qarax miino oo lagula eegtay degmada Hiliwaa ee magaalada Muqdisho gaari ay wateen Ciidammo katirsan kuwa Taraafikada ee Dowladda Soomaaliya.

Qaraxa oo ahaa miinada nooca dhulka lagu aaso ayaa lala beegsaday Ciidanka, xilli ay marayeen agagaarka Warshada xayle-bariise ee Muqdisho.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading