DEG-DEG: Ciidanka kasoo horjeeda Farmaajo oo qabsaday goobo kale oo muhiim ah (Sawirro)

Ciidanki Milateriga ee ka soo baxay furimaha dagaalka ayaa soo gaaray Isgoyska Sanca, xaalada deegaanada Waqooyiga Muqdisho ayaa ah mid kacsan, dhaq dhaqaaqa gaadiidka ayaa ah mid istaagay.

Saraakiisha hoggaamineysa ciidankan ee ka yimid furimaha dagaalka ayaa sheegay inay ka gadoodsan yihiin muddo kordhinta Madaxweyne Farmaajo.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading