DEG-DEG: Ciidanka NISA oo xabsiga dhigay Guddoomiyihii rugta ganacsiga Banaadir

Hey’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ayaa xabsi dhigtay Guddoomiyaha rugta ganacsiga gobolka Banaadir Axmed Cabdullahi Xasan iyo ku-xigeenkiisa, sida ay sheegayaan wararka ka imaanay Muqdisho.

Xarigga ayaa yimid kadib markii uu soo baxay warar sheegaya in magacaabista gudoomiyaha rugta ganacsiga gobolka Banaadir ay Shabaab ku lug lahaayeen.

Wixii kasoo kordha kala soco Idil News.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading