DEG DEG: Ciidanka PSF-TA Puntland iyo Daacish oo weli ku dagaalamaya Buuraleyda Galgala

Dagaal kharaar,ayaa ka socda Calmiskeed iyo Calmadow.

Dagaalka oo udhexeeya Ciidsmada Puntland ee PSF iyo kooxda argagixisada sh ee Daacish,ayaa ka socda Aaga Ilcamayro.

Dagaalka oo bilowday saakay,ayaa ilaa hada socda.

Sidoo kale dagaal,ayaa isna ka socda Calmadow Buuraleyda ku-xeeran Galgala waxaana dagaalku u dhexeeya kooxda argagixisada alshabaab iyo Ciidamada PSF.

Faahfaahinta khasaaraha Dagaalka Gadaal,ayaan kasoo gudbinaynaa.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading