DEG-DEG: Dagaal culus oo ka socda magaalada Jowhar

Dagaal u dhexeeya Ciidanka Dowladda iyo kuwa Macawisleyda Deegaanka ayaa ka socda Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabelle.

Dagaalkan ayaa daba socda xarig dhowaan loogu geystay magaalada Jowhar Taliyaha Ciidanka Macawisleyda deegaanka, waxaana wararku sheegayaan inay jiraan khasaare ka dhashay dagaalkan.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading