DEG-DEG: Dagaal ka bilowday agaagarka guriga Madaxweynihii hore Xasan Sheekh

Ciidan ka amar qaata Madaxweynaha lagu muransan yahay ee DFS Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa weerar ku qaaday Ciidanka ilaalada Madaxweynihii hore ee dalka Xasan Sheekh Maxamuud, kaas oo degan agagaarka Mirinaayada.

dagaal xooggan ayaa haatan ka socda aagaas, waxaana la isku adeegsanayaan hubka noocyadiisa kala duwan.

Wixii kasoo kordha kala soco Idil News.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading