DEG-DEG: Dagaal ka bilowday Magaalada Muqdisho

Wararka ka imaanaya Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dagaal u dhexeeya Ciidammada Dowladda iyo kuwa Midowga Musharixiinta uu ka bilowday qeybo kamid ah Magaalada.

Dagaalka ayaa yimid kaddib markii Ciidanka Dowladda ay weerareen Hotelka Maa’ida Ex Naasohablood 2, oo ay degan yihiin qaar kamid ah Midowga Musharixiinta oo ay hoggaamiyaan Madaxweynayaashii hore ee Dalka Xasan Sheekh Maxamuud iyo Shariif Sheekh Axmed.

Wixii kasoo kordha kala soco Idil News.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading