DEG-DEG: Dagaal ka dhacay Xarunta Baarlamaanka Puntland

Dagaal culus ayaa ka dhacay Xarunta Golaha Wakiilada Dowladda Puntland, kaddib markii uu is hor-imaad dhex maray Ciidan daàcad u Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo ku sugan xarunta Golaha maalmahan iyo Ciidamo ay amartay Madaxtooyaddu.

Dagaalkan ayaa socday daqiiqado kooban, lamana oga khasaaraha ka dhashay.

Wixii kasoo kordha kala soco Idil News


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading