DEG-DEG: Dagaal ka socda Magaalada Beledweyne

Wararka ka imaanaya Magaalada Beledweyne ee xarunta Gobalka Hiiraan ayaa sheegaya inuu ka socdo dagaal culus oo u dhexeeya Ciidammada Dowladda Federaalka Soomaaliya Ciidanka Jabhadda Jenaraal Xuud.

Wararka ayaa sheegay in Ciidammada Jamhaddu ay la wareegeen xaafado ka mid ah Magaalada Beledweyne, walow dagaalku sii xoogeysanayo sida ay sheegayaan Ilo ku sugan Magaalada.

Jamhaddan ayaa diidan in Magaalada Baladweyne uu tago Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe oo dadka magaaladaasi ay tabasho ka qabaan.

Wixii kasoo kordha kala soco Idil News.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading