DEG-DEG: Dagaal u dhexeeya Soomaalida iyo Canfarta oo socda

Dagaal u dhexeeya Soomaalida iyo Canfarta ayaa ka soconaya Gobalka Sitti ee Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya.

Dagaalka oo bilowday saaka aroornimadii ayaa yimid kaddib markii maleeshiyaadka Canfartu ay soo weerar deegaan ay degan yihiin xoolo dhaqato Soomaali ah, waxaana jira khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Wixii kasoo kordha kala soco Idil News.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading