DEG-DEG: Dagaalka Muqdisho oo xoogeystay

Ciidamada Militariga ah ee diidan Muddo kordhinta loo sameeyay Farmaajo iyo Ciidamo katirsan Booliiska Soomaaliya oo wato Beebayaal iyo hub culus ayaa ku dagaalamaya Isgoosyara Fagax iyo Sanca.

Militariga waxay ku sugan yihiin Isgooska Fagax, halka Booliiskana ay ku sugan yihiin Isgooska Sanca, dhaqdhaqaaqyo Ciidan iyo is-aruursi ayaana hadda kasocda aaggaas.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading