DEG-DEG: Diyaarad ku dhacday garoonka diyaaradaha Ceelwaaq (Sawirro)

Wararka ka imaanaya Gobalka Gedo ayaa sheegaya in diyaarad Sunday 45 Ruux oo rakaab ah, kana soo kicintimtay magaalada Nairobi, ay ku dhacday garoonka diyaaradaha degmada Ceelwaaq.

Lama oga khasaaraha ka dhashay diyaaradan dhacday, waxaana socda dadaalo lagu samata bixinayo dadkii saarnaa diyaarada.

Wixii kasoo kordha kala soco Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading