VIDEO: Dowladda Soomaaliya oo ku dhawaaqday inay soo celisay xiriirkii Kenya

Dawladda Soomaaliya ayaa goor dhow soo saartay go’aan cusub oo dib usoo celinaya xiriirta diblumaasiyadeed ee ay la lahayd Kenya, ka dib muddo xiriirka labada waddan oo xuma uu istaagay xiriirka diblumaasiyadeed.

Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta Federaalka, Cabdiraxmaan Al -Cadaala oo hadda la hadlaya warfaafiyeenka ayaa ku dhaqaaqay go’aanka , wuxuu inta ku daray in xal laga gaaray khilaafka labada dal.

Dowladda Qadar ayaa dhexdhexaadisay labada dhinaac, sida uu sheegey Wasiir Ku-xigeenka Warfaafinta DFS, Al-cadaala.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading