DEG-DEG: Farmaajo oo Fahad Yaasiin ka qaaday Agaasimaha NISA

Isbadal aan la shaacin oo la sheegayo in lagu sameeyay hay’ada Sirdoonka ee NISA.

Jiis,ayaa la sheegayaa in laga dhigay Talyaha NISA isla markaana loo dalacsiiyay Jeneraal xalay 19-Feb walow aan la shaacin waa sida warar ay sheegayaan.

Saciid Kampala oo horey u joogi jiray habmaamuuska Xafiiska Madaxweynaha waxaa loo magacaabay Talyaha NISA ee Gobolka Benaadir.

Fahad Yasiin waxaa loo gaar yeelay la socodka dhaqdhaqaaqa Musharaxiinta iyo furfurkooda.

Ilaa iyo hada wareegtooyinkan lama shaacin oo waa la qarinayaa sida ilo xog ogaal ah sheegayaan.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading