DEG-DEG: Galmudug iyo Hirshabeelle oo ka horyimid muddo kororsiga Farmaajo (Akhriso)

War saxaafadeed wadajir ah oo ay soo saareen Maamulada Galmudug iyo Hirshabelle ayaa waxay si cad u sheegeen inay tahay doorashada lagu heshiiskii 17 September, iyagoo ka soo horjeestay muddo kororsigii labada sano

War Saxaafadeedkan ayay maamulada Hirshabelle iyo Galmudug si rasmi ah ugu cadeeyeen inay ka soo horjeedaan muddo kororsiga labada sano ayna ku baaqayaan in dib loogu laabto wadahadaladii doorashooyinka kuwaasoo ku salaysan heshiiskii September 17.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading