Deg-deg:-Garoonka diyaaradaha Dhuusamareeb oo Xabadi ka dhacayso

Dagaal kooban,ayaa hadda ka dhacay Gudaha Garoonka diyaaradaha Magaalada Dhuusamareeb.

Ururka Alshabaab,ayaa weerar kusoo qaadey Garoonka diyaaradaha magaalada Dhuusamareeb reer Dhuusamareeb waxay maqlaayaan Qoriga layiraahdo Dabojeex iyo Saban iyo tiri Hoobiyeyaal ah.

Hadda wax rasaas ah kama socoto garoonka diyaaradaha Magaalada Dhuusamareeb.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading