DEG-DEG: Goobaha codbixinta doorashooyinka 3 degmo oo soo xirmay (VIDEO)

Guddoomiyaha Guddiga KMG ah ee Doorashooyinka Puntland Guuleed Saalax Barre, ayaa ku dhawaaqay inay soo xirmeen goobaha codbixinta degmooyinka Qardho, Eyl iyo Ufeyn, waxaana uu sheegay inay haatan codeyn karaan dadka safafka ku jira, balse uusan qof cusub ku biireyn safafka.

Guddoomiye Saalax ayaa sheegay in goob kasta oo soo xiranta ay horey ka bilaabayaan tirinta cododka.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading