Warbaahinta madaxa banaan ee Itoobiya,ayaa tabinaysa in dib loo dhigay kulankii berito ka dhaci lahaa Koonfur Afrika.
Kulankan ayaa lagu waday in wada hadalo loogu furo TPLF iyo Dowladda dhexe ee Itoobiya.
la soco wararkayaga danbe.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.