DEG-DEG: Madaxweynaha Puntland iyo Beesha caalamka oo kulan leh

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni, ayaa kulan kula leh xarunta Madaxtooyadda Puntland ee Garoowe Xubnaha Beesha Caalamka ee tagerada siisa Soomaaliya.

Wafdiga ayaa ka socda Qaramada Midoobey, Midowga Europe , Midowga Africa iyo IGAD, waxaana kulana ay la lee yihiin Madaxwyne Deni looga hadlayaa xaalada guud ee Soomaaliya, gaar ahaan arrimaha doorashooyinka iyo khilaafaadka ka taagan Guddiga doorashooyinka.

Wixii kasoo kordha kala soco Idil News.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading