DEG DEG – Madaxweyne Farmaajo oo Goordhow furay Shirka Amniga Qaranka (Sawirro)

Goordhow waxaa Magaalada Muqdisho ka furmay shirka Amniga Qaranka kaas oo uu furay madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo.

Shirka oo ka furmay Xarunta Xalane ayaa waxaa ka qeybgalaya madaxda ugu sareysa dalka,Madaxda Dowlad Goboleedyada, Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho,taliyayaasha Ciidamada iyo qaar ka mid ah Madaxda Beesha Caalamka.

Shirkaasi waxaa looga xaajoon doonaa hababka lagu maalgelinayo Hay;addaha Ammaanka Somalia iyo Tallaabooyinka xigta Xilliga Kala-guurka ee AMISOM,waxa uuna shirkan socon doonaa mudo laba Cisho ah.

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading